'Ragga hantida leh ha guursadaan Xaasas badan, ha na u guuriyaan dhalinyarada' Gudoomiyaha Guryasamo
Da’yar badan oo Soomaaliyeed ayaa wajahaya caqabado ku saabsan ku dhiirrashada guurka, iyadoo loo sababeynayo arrimo ay ka mid yihiin shaqo la’aanta, qiimaha sare ee guurka, iyo culaysyada dhaqaale ee sii kordhaya. Wareysigan, Guddoomiyaha Xarunta Guryasamo, oo ka shaqeysa arrimaha guurka iyo dhalinyarada, ayaa ka hadlaya caqabadaha horyaalla dhalinyarada doonaysa inay guursadaan. Wuxuu sidoo kale sheegay in ragga xaasaska leh ee leh awood dhaqaale ay ka habboon tahay inay ka qayb qaataan fudud