Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 4,345+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 3 Aug 2026, 10:01 pm AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Heshiiska nukliyeerka ee USA iyo Sacuudiga oo hadal hayn badan dhaliyay.

News & Current Affairs BBC News Somali 23 Jul 2026 Watch on YouTube

Mareykanka iyo Sacuudi Carabiya ayaa kala saxiixday heshiis taariikhi ah oo iskaashi dhinaca tamarta nukliyeerka ah. Heshiiskan ayaa u oggolaanaya shirkadaha Mareykanka inay ka qayb qaataan horumarinta barnaamijka tamarta nukliyeerka ee rayidka ee Sacuudiga, iyadoo dowladda Mareykanku sheegtay inuu xoojinayo iskaashiga dhaqaale, amniga iyo badbaadada nukliyeerka. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 ht