Qaad: Sidee ayuu geed u maamulaa nolosha malaayiin Yemen ah?
Warbixintaan waxaan diirada ku saareynaa sameynta uu ku leeyahay Qaadka nolosha Yemen maadama qaadka uu noqday mid ka mid ah caadooyinka iyo dhaqanka dalkaas waloow ay jiraan digniin ku aadan in qaadka uu dhibaato ku yahay bulshada laguna baaqay in la joojiyo. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Web