Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 4,075+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 31 Jul 2026, 10:01 am AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Taageerayaasha kubadda cagta ee Gaza oo koobka adduunka ka daawanaya burburka dhexdiisa.

Sport BBC News Somali 09 Jul 2026 Watch on YouTube

Iyagoo wajahaya barakac, burbur baahsan, iyo koronto iyo internet aan joogto ahayn, taageerayaasha kubadda cagta ee Gaza ayaa weli isku dayaya inay la socdaan tartanka Koobka Adduunka. Qaar badan ayaa ku daawanaya ciyaaraha kombiyuutarro iyo taleefanno gacanta, iyagoo ku sugan teendhooyin ama dhismayaal burburay, si ay u helaan daqiiqado kooban oo ay kaga nastaan xaaladda adag ee ay ku nool yihiin. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga