Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 4,075+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 31 Jul 2026, 10:01 am AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Masar maxay uga carootay garsoorka kulankii Argentina? | Koobka Adduunka 2026

Sport BBC News Somali 08 Jul 2026 Watch on YouTube

Argentina ayaa 3-2 kaga badisay Masar kulan ka tirsanaa wareegga 16-ka ee Koobka Adduunka 2026, kadib markii ay ka soo laabatay guuldarro 2-0 ahayd daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaarta. Kulankan oo noqday mid si weyn looga hadal hayo dunida kubadda cagta waxaa hareeyay muran ku saabsan go'aannadii garsoorka, doorkii VAR, iyo calaamaddii "X" ee uu sameeyay tababaraha Masar intii ay socdeen daqiiqadihii ugu dambeeyay. ----------------------------------------------------------------------------