Sidee Mareykanku dal ku noqday?
Mareykanka wuxuu jiraa 250 sano, balse sidee ayuu markii hore dal ku noqday? Muuqaalkan waa sheeko kasoo bilaabanaysa markii Boqortooyada Isbaanishku ay sanadkii 1492 u dirtay Christopher Columbus inuu soo raadiyo marin cusub oo Aasiya lagu tago, kuna dhammaanaysa dagaal dhexmaray Ingiriiska iyo gumeysiyadiisii Waqooyiga Ameerika, kuwaas oo ku dhawaaqay madaxbannaanidooda sanadkii 1776. Tani waa sheekada asalka Mareykanka. 00:00-00:29 Sidee ayuu Mareykanku u noqday dal 250 sano ka hor? 00:30-